SHAQOOYINKA

SHAQOOYINKA


waxan halkan kugula wadaaagi doona shaqooyin badan oo aad ka shaqey karto waqtri kasta meel kasta aad aduunka ka joogto adigoo istimcaalaya telephone kaaga,


ogow hadii  aad wax ka fahmi doonto kaliya youtube keena booqo adoo ku qoraya youtube ka magacan MOHAZ ONLINE kadib subscribe saaro.

Shaqooyinka aan halkan kugula wadaagi doono waxad ku istimcaali kartaa ugana SHAQEYN KARTAA TELEPHONE KAAGA .

Ogow maalin ba maalinka ka dambeysa waxan soo galin doonaa shaqo cusub halkan kaliya hoos ubax mar kasta lana soco wixi kusoo kordha meeeshaan thanks.

1: GRAPHIC DESIGN

 shaqadan waxad ka sameyn kartaa bil kasta lacag kugu filan waxadna ku baran kartaa hadii aadan garaneynin mudo bil ah waxadna uga shaqeysan kartaa websites kan hoose iyo kuwo kale oo badan: 
waxa kamida : 

 daawo muuqaalkan hoos kaaga soo baxaya:

SHAQADA 2 AAD: FREELANCING

shaqadan waxay xoogaa lamid tahay tan 1 aad waayo isla websites ki aan kuu sheegay ayaa looga shaqeystaa iyadana waana kuwaan hoose

 daawo muuqaalkan hoos kaaga soo baxaya:


SHAQADA 3 AAD: BLOGING

blogging waa xirfada ugu fudud uguna lacata badan sanadkan marka loo eego xirfadaha kale waayo waa fududahay sidaad ku bilaabi laheyd ugana shaqeyn laheyd lacag badan weliba waqti kooban. blogging waxa laga wadaa in qofka sameysto sida website kan oo kale kadibna uu lacag ku helo qof katsa ee soo booqda. 

si aad wax badan uga fahanto daawo muuqaalkan hoose:


SHAQADA 4 AAD: 

            waxan soo galin doonaa maalmaha soo socda inshaallah la soco mahadsanid


Post a Comment

2 Comments